Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Dowladda Soomaaliya Oo Gaadiid Gaashaaman ka heshay Dowladda Talyaaniga!

SAWIRRO:-Dowladda Soomaaliya Oo Gaadiid Gaashaaman ka heshay Dowladda Talyaaniga!

1092
0
SHARE

Dowladda Talyaaniga ayaa labo gaadiidka Gaashaaman ku wareejisay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Booliska oo uu guddoomay Wasiiraka Amniga Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow.

Dowladda Talyaaniga ayaa deeqdaan Gaadiidka Gaashaaman Soomaaliya u soo marsiisay Ururka Midowga Africa,waxaana looga gol leeyahay iney dowr muhiim ah ka ciyaaraan dagaalka iyo halganka adag ee lagula jiro Kooxda Argagixisada Al-Shabaab,sida lagu sheegay Barta Twitterka Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.

Dowladda Talyaaniga waxay ka mid tahay dalalka sida aadka ah u daneeya Arrimaha Soomaaliya kana taageerta Arrimaha Militariga iyo dhinacyada iyo horumarineed.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here