Home Wararka Maanta Duqa Cusub Ee Muqdisho oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska U fadhiya...

Duqa Cusub Ee Muqdisho oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya

315
0
SHARE

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar.

Guddoomiyuhu wuxuu qeexay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa cusub. Dhankiisa, Mr. Concar wuxuu soo dhoweeyay inuu guddoomiyuhu diiradda saarayo maamul wanaagga iyo dimuqraadiyaynta. Labada mas’uul waxay isku afgarteen muhimadda uu leeyahay amniga, canshuuraha, iyo in xal waara loo helo dadka barakacayaasha ee jooga magaalada Muqdisho.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here