Home Wararka Maanta Daawo-Siyaasi Maxamad Xaaji Aadan Oo Taageeray in La Difaaca Dowlada Puntland

Daawo-Siyaasi Maxamad Xaaji Aadan Oo Taageeray in La Difaaca Dowlada Puntland

914
0
SHARE

Siyaasi muddo dheer Mucaarad ku ahaa dowladda Puntland ayaa maanta shaaciyay in uu si buuxda u taageersanyahay qorshaha xukuumadda madaxweyne Gaas ee ku aaddan soo celinta dhammaan degaannada maqan ee gobolka Sool.

Siyaasigan oo lagu magacaabo Xaaji.Maxammed Xaaji. Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe isagoo uu dhinac taaganyahay guddoomiyaha gobolka Nugaal Mudane.Cumar Cabdullaahi Maxammed(Fara-weyne) ayaa sheegay in haatan guud ahaan shacabka Puntland ka midaysanyihiin taageerada xukuumadda Gaas iyo dagaalka lagu soo celinayo degaannada maqan ee gobolka Sool.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here