Home Wararka Maanta (Sawiro) Xarun Ganacsi oo Ugu Weynayd Magaalada Bosaaso oo Dhismeheeda La Dhameeyey...

(Sawiro) Xarun Ganacsi oo Ugu Weynayd Magaalada Bosaaso oo Dhismeheeda La Dhameeyey Iyo Farmaajo oo Xariga ka Jaraaya

661
0
SHARE

Waxa Gebi ahaanba Dhismihiisu Dhamaaday Goob Ganacsi oo Dalxiiska ku Haboon,taas oo laga hirgeliyey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland.

Xaruntan Ganacsi ayaa Waxa Lagu Magacaabaa Rays Park,waana goob si weyn looga shaqeeyey,loona dhamaystiray Dhamaan Wixii Looga Baahnaa.

Rays Park Waxay ku taal Beertii Hore Ee Ilma Cismaan Xasan (Jurille),waana goob ganacsi oo dhul baaxadweyn leh ku fadhida,waxayna ka koobantahay Masaajidyo, guryo gaar gaar ah,Hoolalka Shirarka,Baararka Cuntada,Garoomo kubada lagu ciyaaro oo kala Duwan,Goobo Jiimka lagu Sameeyo,Super Marketyo, iyo weliba goobo caruurtu ku ciyaarto xiliyada lagu jiro Fasaxyada.

Goobtan Ayaa Waxa Lagu wadaa inay Si Wadajir Ah Xariga uga jari doonaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo Kan Puntland.

Sidoo kale Waxa laga helayaa oo indhahaagu soo jiidanayaan.
1- Cagaarka
2- Fountains designs kala duwan leh oo biyo ka dhacaayan
3- Dining Rooms Xiran oo Air condition leh iyo kuwa furan
4- Barxad qurux badan oo lagu lugeyn karo
5- Wada lamiya oo kugu xidha magaalada
6- Shaaqale iyo Maamul aqoon iyo waaya aragnima leh.

Wixi intaa dheer iyo wixi booking ah kala xiriir
Shiekh Sharmarke Sooran 7796681 Golis/Somtel.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here