Home Wararka Maanta SAWIRO+COD:-Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxda Al-Shabaab iyo Odayaasha Beesha Abgaal ee...

SAWIRO+COD:-Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxda Al-Shabaab iyo Odayaasha Beesha Abgaal ee Aadan Yabaal Ka Dhacay??

1648
0
SHARE

Shir Ballaaran oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabka iyo waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beesha Abgaal ayaa lagusoo gaba gabeeyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe.

Kulanka oo ay soo agaasintay Al Shabaab ayaa diiradda lagu saarayay kaalinta Beesha Abgaal Cusmaan ay ku leedahay arimaha horumarinta ee ka socda dalka.

Mas’uuliyiin Katirsan AL-Shabaab oo gaba gabada kulanka warbaahinta lahadlay ayaa bogaadiyay go’aanka gobanimo oo ay beesha Abgaal qaadatay, Sheekh Xuseen Cali Fiidoow oo katirsan Mas’uuliyiinta Shabaabka ayaa sheegay in Beesha Abgaal ay kula ballameen sii xoojinta xiriirka kala dhaxeeyo.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here