Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Faroole oo Weerar Culus ku qaaday Madaxweyne Gaas iyo Gudoomiye Baashe

MUUQAAL:-Faroole oo Weerar Culus ku qaaday Madaxweyne Gaas iyo Gudoomiye Baashe

900
0
SHARE

Madaxweynihi hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeyo Puntland iyo Somaliland.

Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa nasiib daro ku ku tilmaamay in ay dagaal dhex maraan labada dad ee walaalaha ah.

Faroole ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Puntland iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland isagoo ku eedeeyay in ay yihiin dagaal huriyayaal.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here