Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Garowe

SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Garowe

722
0
SHARE

Waxaa goor dhaw magaaladda Garawe gaaray Madaxwaynaha Dowladda Fedraaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo wafdi uu hogaaminayo.

Madaxwaynaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiinta maamulka Puntland iyo dadwayne kale.

Madaxwaynaha ayaa lagu wadaa in maalinta barito ah uu xarigga ka jaro garoonka diyaaradaha ee cusub ee magaalada Garawe.

Madaxwayne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Puntland waxa uu kulamo la qaadan doonaa masuuliyiinta Puntland.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here