Home Wararka Maanta SAWIRRO CUSUB:-Soo Dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya ee Puntland!

SAWIRRO CUSUB:-Soo Dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya ee Puntland!

629
0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Camey, Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland iyo shacabka magaalada Garoowe.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here