Home Wararka Maanta Daawo:-Xoldhibaan Goodax Barre Oo Caayay Mucaaradka Dowlada Fadaraalka Somaliya

Daawo:-Xoldhibaan Goodax Barre Oo Caayay Mucaaradka Dowlada Fadaraalka Somaliya

472
0
SHARE

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaaladaha Siyaasadeed ee dalka ka jira iyo faragelin la sheegay in lagu hayo dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in xiligii hore ay jiri jirtay in qof Siyaasi ah ama Xildhibaan lacag lasiiyo si qofkii uu jecel yahay u doorto balse taas hadda laga gudbay ayna mareyso in qofka la yiraahdo lacagtan hoo ee Madaxweynahaaga rid sida uu hadalka u dhigay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here