Garoowe.-Dhalinyaro Reer Puntland ah ayaa Garoowe ka furay xaruntan cusub ee Timajaraha Super cut.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada iyo Wasaaradda ganacsiga Puntland ayaa ka qeybgalay furitaanka xaruntan oo si casri ah loo qalabeeyey.
Shaqo abuur ayey sameysteen !!waa tallaabo dhiirigelin mudan!