Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf oo Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ugaas Maxamuud...

DHAGEYSO:-Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf oo Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulaahi!

1201
0
SHARE

Saldaanada Oo Jogta Farisinkeda Qarada Europe Dalka Austria ay Magalada Salzburg Ahna Afhayeenka Belaaha Daarood Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf Oo Ka Mid Ah Isimada Puntland ayaa hambalyo iyo bogaadin waxa uu u diray Ugaaska Beesha Xasan Ugaas Dhulbahante Oo Caleema Sarka Mantay Oo Tarikhtu Tahay 01/01/2018 Sanad Cusub Malinta Isniin Ka Dhacday Deganka Burawadaal Ugaas Maxamud Ugaas Cabdulaahi Ciise.

Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf ayaa yuri”Waxan Le Yahay Ku Soo Dhowow Gogosha Saldaanada Daarood Tan Harti Buxi Boski Abahaa Ilaah Ha Uu Naxaristo Waxan Ahayn Saxib Dheer Oo So Wada Shaqeyay Guul Iyo Gobanimo

Halkan hoose ka dhageyso codka Afhayeenka Belaaha Daarood Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here