Waxaan Wareysi kooban la yeelanay Ganacsade Maxamuud Maxamed Siciid Ciryar waxaana aan wax ka waydiinay xaaladaha Sicirbararka suuqyada kala duwan ee Somaliyeed iyo waxa keenaya sidoo kale Maxamuud waxaa uu ka hadlay sida Ganacsatada ay Ganacsigooda u Hurumarin karan taasina ay tahay kali ah is aaminid isku xirnaan dhexmarta ganacsatada.
Maxamuud waxaa uu ka mid yahay Ganacsada reer Puntland kuwoda ku sugan wadanka dibadiisa waxaana uu wax ka dajiyaa dekedaha Soomaliya isagoo mudadooyinkan danbe ku noolaa wadanka Dibadiisa.
Hadaba Halkan Ka Daawo Wareysiga oo dhamestiran>