Home Wararka Maanta Daawo Ruushka oo Tijaabiyay Gantaalkiisa Cusub Ee Sheeydaan2″ Kaas oo Burburinkara Wadan...

Daawo Ruushka oo Tijaabiyay Gantaalkiisa Cusub Ee Sheeydaan2″ Kaas oo Burburinkara Wadan Dhan

1610
0
SHARE

Moskau.madxweynaha Rushka vladimir putin ayaa  wada sida uu wadankiisa uga dhigi lahaa wadanka aduunka u horumarsan dhicana awooda ciidanka.

jornaalka ka soo baxa dalka ingiriiska ee la dhoho independent ayaa malintii shalay aheed oo taarikhdu ku beegneed 27.12.2017 laga soo xigtay in uu ruushku ku guulaystay tijaabada saaruukha cusub ee loo yaqaan sheeydaan2

kaas oo awood u leh uu burburiyo wada dhan Tijaabadaas aya lagu sameeyay banaanka weyn ee lagu magacabo Plesetsk ee dhinaca waqooyi kaxiga caasimada wadankaas ee moskau.

hoos ka daawo muuqalka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here