Dhowaan ayaa waxaa soo gaba gabooway Shirwaynihii QBS kaasi oo ka dhacay wadanka Sweden hadaba waxaa halkaa isugu yimi Masuuliyiin wax garad isimo iyo Siyaasiyiin kasoo shaqeeyay Dowlada Puntland iyo Dowlada Federalka ah ee Somaliya hadaba waxaa wareysi kooban la yeelanay Gudoomiyihii hore ee Gobalka Guardafu oo isagu ku sugnaa shirka ahaana Afhayeenka Shirka.Mudane C/qaadir Yuusuf (iidi) waxaana uu ka hadlay Hurmarinta deegaanka iyo iskuXirka dalada Qurbajoogta iyo ilaalinta amaanka Deeganada Puntland iyo kuwa beeshu Degto.
Hadaba wuxuu u dhacay wareysiga sidatan:-