Suldaan C/qaadir M. Yuusuf Sarcad ayaa kamid ahaa ka qaybgalayaasha shirka QBS Kaasi oo ka dhacay wadanka Sweden suldaanku waxaa uu mudooyinkii danbe uu kunoolaa wadanka Norway waxaana uu kamid ahaa dad kii ka hadlay shirka kana dhiibtay fikirkiisa ku aadan hurumarka deegaanada beesha ay degto iyo kuwa lala dagaba waxaana ugu danbeyntii kasoo baxay shirkaasi bayaan guud kaasi oo ay ku mideysan yihiin beesha.
Hadaba Wareysiga Suldaanka oo ahaa mid kooban waxaa uu u dhacay sidatan:-