Home Wararka Maanta AKHRSIO:-Maxkamada Racfaanka G/Banaadir oo Amartay in Dib loo furo Kiiska Dacwada Cabdiraxmaan...

AKHRSIO:-Maxkamada Racfaanka G/Banaadir oo Amartay in Dib loo furo Kiiska Dacwada Cabdiraxmaan Cabdishakuur!

1312
0
SHARE

Maxkamada Racfaan gobolka Banaadir ayaa mar kale dib usoo celisay kiiska dambiyada Xeer ilaalinta Qaranka kusoo eedeeyeen Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo dhawaan Maxkamada gobolka Banaadir dambi ku weysay.

Warqad kasoo baxday Gudomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim ayaa lagu wargaliyay Qareenada Siyaasiga C/Raxmana C/shakuur in dib loo soo celiyay kiiska dacwadaha loo heesto.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here