Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay howlo dayactirka Degmooyinka

SAWIRRO:-Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay howlo dayactirka Degmooyinka

715
0
SHARE

Waaxda Howlaha Guud ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Maanta Dayactir ka bilowday Degmada Hodan oo ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Howlaha Farsamada Dowladda Hoose ee Xamar Bashiir Shuumbe Shuute oo ah Masuulka ka wada Dayactirka Degmada ayaa Sheegay in ay Maamulka Gobolka Banaadir uu dayactir ku sameyn doono dhamman Xaruumaha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawaan howlo dib u dayactir ah ka bilaabay Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana howshaasi laga bilaabay Xaruunta Degmada Hodan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here