Home Wararka Maanta Akhriso Wasiirada Cusub Ee Somaliland Iyo Qabiilada Ey Ka Soo Jeedaan

Akhriso Wasiirada Cusub Ee Somaliland Iyo Qabiilada Ey Ka Soo Jeedaan

16369
0
SHARE

Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland Xussen Aadan Cige Dayr aya waxaa uu maanta goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska wasiirada iyo wasiir ku xigeenada Gollaha Wasiirada xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

Haddaba waxaan isku daynay in ay wax ka ogaano 23-ka wasiirada mid walba iyo qabiilkiisa, waxaana halkan hoose aad kaga bogan kartaa qabiilada Wasiirada Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi oo maanta lagu dhawaaqay.

Wasiirada Habar Awal

1. Wasiirka Arimaha Dibada & Iskaashiga Caalamiga Dr Sacad Cali Shire

2. Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxman Cabdillahi Guri Barwaaqo

3. Wasiirka Boostada & Isgaarsinta Dr Cabdiwali Sheikh Cabdillahi Jibril

4. Wasiirka Gaadidka & Horumarinta Jidadka Cabdillahi Abokor

Wasiirada Habar Jeclo

1. Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kahin

2. Wasiirka Macdanta Jamac Maxmud Cigale

3. Wasiirka Xananada Xoolaha & Kaluumeysiga Xasan Gaafadhi

4. Wasiirka Arimaha Bulshada Hinda Jaamac

5. Wasiirka Xiriirka Golayasha Maxamuud Xaaji Cilmi

Wasiirada Dhulbahante 

1. Wasiirka Waxbarashada Yaasin Xaaji Maxmuud Xiir “Faratoon”

2. Wasiirka Biyaha Saleeban Yusuf Cali Koore

3. Wasiirka Howlaha Guud Cabdirashid Xaaji Ducaale

Wasiirada Arab 

1. Wasiirka Diinta & Awqaafta Sheikh Khalil

2. Wasiirka Horumarinta Maalgashiga Maxamed Axmed Cawad

Wasiirada Samaroon

1. Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed

2. Wasiirka Ganacsiga Maxamed Sacad iidle

3. Wasiirka Qorsheynta Cawaale Ibrahim Shirwac

Wasiirada Garxajis 

1. Wasiirka Deeganka & Horumarinta Reer Miiga Shukri Baandaare

2. Wasiirka Ciyaraha Yusuf Mire Maxamed

3. Wasiirka Caafimadka Dr Xasan Ismacil Yusuf Warsame

4. Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yusuf Maxamed Cabdi Raage

Wasiirada Warsangeli 

1. Wasiirka Gaashandhiga Ciise Axmed Cabdalla

Wasiirada Ciise

1. Wasiirka Cadaalada Cabdiqani Maxmud Caateeye

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here