Home Wararka Maanta Madaxwaynaha Ruushka Oo Jawab Adag Ka Bixiyay Go’aankii Trump ee Qudus

Madaxwaynaha Ruushka Oo Jawab Adag Ka Bixiyay Go’aankii Trump ee Qudus

301
0
SHARE

Madaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in go’aankii uu Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israa’iil ay tahay mid meesha ka saaraysa wadahadaladii nabadda ee bariga dhexe.

Madaxwaynaha Ruushka ayaa ka hadlayay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga.

Mr Putin ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,xilli uu soo gabagabeeyay booqashadiisa bariga dhexe.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here