Ka dib natiijo barbar dhac aheed 3-3 oo ay shalay galab cayaar adag ey dhexmartay xulalka dowlada Puntland iyo Xulka maamul goboleedka Hirshebelle, waxaa bilaamatey weydiimo iyo su,aalo ku saabsan jiritaanka isbedelo ku yimid ciyaartooyda Puntland iyo In kale?.hadaba hoos ka daawo falanqeyne uu wariye abshir dhiirane ka diyaarshay arintaas
Home Wararka Maanta Daawo-Falanqeyn Cayaartii Shalay Dhexmartay Dowlada Puntland Iyo Maamulka Hirshabeele