Home Wararka Maanta DAAWO MUUQAAL:-Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay waxqabadkeeda

DAAWO MUUQAAL:-Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay waxqabadkeeda

490
0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu soo bandhigayey Waxqabadka Xukuumadda iyo qorshaha Geeddi socodka hannaanka dawladnimada.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano, bulshada rayidka, oday dhaqameedyada, haweenka iyo bulsho weynta Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha Golaha Wasiirada ayaa si toos ah halkaasi ugu soo bandhigay wax-yaabihii u qabsoomay mudadii ay shaqeynayeen iyo qorshaha u dagsan dhowrka sano ee soo socda. Waxana wasiiradii goobta ka hadlay ay soo bandhigeen waxyaabihii u qabsoomay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here