Home Wararka Maanta SAWIRO:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galay Xaflada 66 sano Guurada Xuska Aas...

SAWIRO:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galay Xaflada 66 sano Guurada Xuska Aas Aaska Radio Muqdisho!

286
0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed, Wasiirrada Warfaafinta,Dhalinyarada iyo Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno ka socday labada aqal ee Baarlamaanka, intooda badan Wasiirradii hore ee Warfaafinta,Agaasimeyaasha Warbaahinta gaarka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay 66 sano guurradii kasoo wareegatay aas aaska Radio Muqdisho.

Akhristayaasheenna Sharafta leh halkaan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabadda Radio Muqdisho oo dhameystiran ayadoo wararka iyo faah faahinnada khudbadaha madaxda aan horey idiinkugu soo gudbinay.


Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here