Home Wararka Maanta DAAWO WARBIXIN AFSOMAALI AH:-Maxaa Lagu Xusuustaa Robert Mugabe !

DAAWO WARBIXIN AFSOMAALI AH:-Maxaa Lagu Xusuustaa Robert Mugabe !

1277
0
SHARE
Zimbabwe's President Robert Mugabe delivers a speech during the Zimbabwe ruling party Zimbabwe African National Union- Patriotic Front (Zanu PF) youth interface Rally on November 4, 2017 in Bulawayo. / AFP PHOTO / ZINYANGE AUNTONY (Photo credit should read ZINYANGE AUNTONY/AFP/Getty Images)

Robert Mugabe ayaa xilka hayay tan iyo markii uu dalkaasi xornimada qaatay 1980kii.

Intii wakhtigaas ka dambaysayna Mugabe ayaa doorashooyinka ku guulaysan jiray, balse 15kii sano ee u dambeeyay waxaa hareeyay rabshado ka dhan ahaa dadka ka soo horjeeda.

Dhaqaalaha dalkaas oo dhulka ku sii hoobanaya ayuu dalka soo maamulayay, dadka Zimbabwena 15% ayay hadda ka fiqiirsan yihiin sidii ay ahaayeen 1980kii.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here