Home Wararka Maanta DAAWO:-18 Maalin Kadib Ra’isul wasaare Sacad Al-Xariiri oo ku laabtay Lubnaan !

DAAWO:-18 Maalin Kadib Ra’isul wasaare Sacad Al-Xariiri oo ku laabtay Lubnaan !

865
0
SHARE

Ra’isul wasaaraha Dalka Libya Sacad AL-Xariiri ayaa goor dhow oo caawa ah dib ugu laabtay Caasimadda Dalka Lubnaan ee Beirut.

Ra’isul wasaaraha iscasilay ee Lubnaan ayaa dalkiisa ka maqnaa mudo 18 maalmood kadib markii uu kal hore uu Sacuudiga kaga dhawaaqay in uu isaga tagay Xilkiisa sababo amaan awgeed.

Halkan ka daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here