Home Wararka Maanta Ogeysiis:- Muhiim ah oo Ku Socda Jaaliyadda Puntland ee Switzerland!

Ogeysiis:- Muhiim ah oo Ku Socda Jaaliyadda Puntland ee Switzerland!

1070
0
SHARE

Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa Jaaliyadda Puntland ee ku nool Switzerland in ay ka soo qeyb galaan kulan looga hadlayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garowe.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doono Dhamaan Bulshada Reer Puntland ee ku dhaqan Switzerland.

Sidoo kale Kulankan ayaa  waxaa khadka telefoonka ugu soo qeyb gali Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole,Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Mas’uuliyiin kale oo Reer Puntland ah .

Kulankan ayaa waxaa uu ka dhici doonaa Magaalada Freiburg Dalkan Switzerland Maalinta Sabtida ee 25-11-2017.

Addreska uu ka kulankan dhici doono waa:-

Route Eléonore Niquille,2, 1722 Bourguillon

wixii faah faahin ah Fadlan kala xidhiidh Lambarada Telefoonada hoos ku qoran oo kala ah:-

0041799004172

0041768113206

0041799460999

Ka soo qeyb gal wacan Mahadsanidiin

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here