Garowe-Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay Guddoomiyaha Gobolka Karkaar ee Puntland.
Guddoomiyaha gobolka Karkaar ayaa looo magacaabay Cabdulaahi Maxamed Barre (Caato), iyadoo degreetada lagu magacaabay ay ahayd xeer Madaxweyne oo nambarkeedu yahay Lr.142 ee November 20, 2017.