Home Wararka Maanta Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Xaqiijisay Guushii Doorashada Ee Madaxweyne Kenyatta

Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Xaqiijisay Guushii Doorashada Ee Madaxweyne Kenyatta

399
0
SHARE

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa tuurtay dacwad ka dhan ahayd dib u soo doorashada madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Lixda garsoore ee dhageysanaysay dacwaddan ayaa isku raacay laalida guusha Kenyatta iyagoo meesha ka saaray eedaymaha la soo jeediyay, go’aankan ayaa waxa uu waddada u xaarayaa in Kenyatta mar kale xilka loo dhaariyo isbuuca soo socdo.

Maxkamadda oo la askumay sanaddii 2010 ayaa taariikh sameysay bishii September markii ay waxba kama jiraan ka soo qaaday gushii Kenyatta ee doorashada Agosto. Waxayna amartay in doorasho hor leh lagu qabto lixdan maalmood gudahood.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here