Home Wararka Maanta Kenya oo Shacabkeeda uga Digtey Weeraro Ugayimaada Dhinaac iyo Alshabaab

Kenya oo Shacabkeeda uga Digtey Weeraro Ugayimaada Dhinaac iyo Alshabaab

1981
0
SHARE

Dowladda dalka Kenya ayaa mar kale ka digtay suurtagalnimada weeraro al-Shabaab ka geystaan magaalada Mombaza, waxaana ay ciidamada ugu baaqday in ay heegan galaan.

Laamaha Amniga Kenya waxa ay sheegeen iney jirto cabsi ku aadan weeraro ka dhaca magaalooyinka Mandheera mombaza ,sidoo kale magaalooyinka kale ee dalka Kenya.

Sarkaal sare oo u hadlay dalka Kenya ayaa sheegay in heegan buuxda la geliyey ciidamada ammaanka ee dalkaas si ay uga hortagaan qatarta Al-Shabaab.

Warbixin ay soo saareyn Ciidamada Booliska ayay ku sheegeen in dadka u shaqeeya dowladda ee ku sugan magaalada Mombaza ay muujiyaan diiraan iyo feejignaan dheeri ah.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here