Home Wararka Maanta Daawo Ajaanib isaga Baxday Alshabab”Sabab Maxaan Uga Tagnay ururka Alshabaab

Daawo Ajaanib isaga Baxday Alshabab”Sabab Maxaan Uga Tagnay ururka Alshabaab

1128
0
SHARE

Qisadaan waxaa ka hadlaya Nin lagu magacaabo Cabdi raxmaan iyo xaaskiisa oo iyadana lagu magacaabo Safiya,waxa qoys Afrikaan ah waxay labadooduna ka sheekaynayaan dhibaatooyinkii Alshabaab ay ugaysteen.

Labada qof waxay ka yimaadeen dalalka Yurub iyagoo lasoo siray kadibna markii ay ogaadeen in Alshabaab ay yihiin cadowga Umadda Soomaaliyeed ay ka tageen.

Waxaa waraysiga la yeeshay TV lagu magacaabo ogntv.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here