Home Wararka Maanta COD:- Magacyada Afar Wiil Oo Al-Shabaab ay Maanta Ku Toogteen Fagaaro Ku...

COD:- Magacyada Afar Wiil Oo Al-Shabaab ay Maanta Ku Toogteen Fagaaro Ku Yaal Magaalada Bu’aale!

1828
0
SHARE

Ururka Al-Shabab ayaa maanta sheegay inay afar nin ku toogteen magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya inay Al-Shabab raggaasi ku eedeeyeen inay basaasiin ahaayeen. Afarta qof ee la toogtay ayaa la sheegay in saddex ka mid ah ay ka tirsanaayeen maleeshiyada Al-Shabaab halka mid kalena uu ahaa shacab.

Magacyada Ragga xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa kala ah.

1-Cabdi Risaaq Xaashi Cabaas

2-Cumar Cadar Cumar

3-Max’med Aba Mayoow

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here