Home Wararka Maanta Sawirro-Ciidanka Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyey Buuraha Cal-madow.

Sawirro-Ciidanka Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyey Buuraha Cal-madow.

924
0
SHARE

Ciidanka Amniga Puntland PSF oo ay weheliyaan ciidamada kale ee difaaca Puntland ayaa waxay hawlgal ka dhan ah ururka argagixisada Al Shabaab ka fuliyeen degaanka Harweynee Buuraha CalMadow.

Ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo ay saraakiisha ciidamadu ka bixiyeen howlgalkaan. balse howlgalkaan ayaa qeyb ka ah howlgallo xiriir ah oo ciidanka PSF ka fuliyaan dhulka Buuralayda ee gobolka Bari.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here