Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Ciidamada Puntland oo gudaha u galay Buuraha Calmadow ee Gobolka Sanaag!

SAWIRRO:-Ciidamada Puntland oo gudaha u galay Buuraha Calmadow ee Gobolka Sanaag!

1371
0
SHARE

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo wata gaadiidka gaashaaman  ayaa howlgalo ka bilaabay Dhulka Buuraha ee gobolka Sanaag, gaar ahaan deegaanada  lagu tuhmayo in ay joogaan dagaalyahanada  Al Shabaab.

Ciidamada difaaca Puntand ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkayay iyaga oo howlgalo kawada buuraha Calmadow ee gobolka Bari.

Buurahan ayaa qeybo kamid ah waxaa ku sugan dagaalyahano katirsan Al Shabaab, waxaana ciidamada Puntland isku diyaarinayaan howlgalo ka dhan ah Shabaabka buurahaasi ku sugan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here