Home Wararka Maanta Sawirro Weerar Khasaare Geystey Oo Kadhacay Magaalada New-York Ee Cariga Mareekanka

Sawirro Weerar Khasaare Geystey Oo Kadhacay Magaalada New-York Ee Cariga Mareekanka

419
0
SHARE

New-York:-Weerar loo adeegsaday gaari xamuul ah oo dad la jiirsiiyey ayaa ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka wax yar ka hor.

Booliska Maraykanka ayaa sheegay in ugu lix qof ay illaa hadda ku dhinteen weerarkan halka 15 kale loo qaaday goobaha caafimaadka.

Sida wararku sheegayaan weerarkan ayaa ka dhacay waddo weyn oo ku taalla galbeedka magaalada New York taasoo dad badan ay joogeen.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here