Thursday, October 18, 2018
Home 2017 November

Monthly Archives: November 2017

SAWIRRO:-Golaha Wasiirada Jubaland oo ka hadlay Sababta loo baajiyay Ciyaarahii Dowlad Goboleedyada ee lagu...

Kismaayo, November, 30, 2017. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga...
Qore: Wasiir C.Fitaax Nuur Axmed (Ashkir) Waxaa dhambaalkaan laga soo turjumay Page-ka Huffigtonpost-Arabi.. waxaana turjumay Khadar Axmed Nuur OOg

MAQAAL:- HARDANKA GARBAHA SOOMAALIYA..IS-MARIN WAAGA DOWLAD-DHEXE IYO FEDERAALAYNTA!

  Qore: Wasiir C.Fitaax Nuur Axmed (Ashkir) Waxaa dhambaalkaan laga soo turjumay Page-ka Huffigtonpost-Arabi.. waxaana turjumay Khadar Axmed Nuur OOg Soomaaliya maanta waxaa ka jira loollan...

SAWIRRO:- Dardargalinta xiriirka ganacsi ee Somalia iyo Pakistan oo hurmar laga gaaray!

Masuuliyiinta  safaarada Dowlada federaalka somalia oo ay hogaaminayso safiirad marwo khadija mohamed iyo uqaybsanaha ganacsiga iyo warshadaha somalia ufadhiya Khadar Dheen Gulled ayaa waxay...

SAWIRRO:-Madaxda Ka Qeyb Gashay Caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta!

Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Wadanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta lagu qabtay Garoonka Kasarani Stadium ee ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya. Xafladda...

DAAWO:-Maxkamada Sare ee Somaliland oo Go’aan ka qaadatay Natiijada Doorashada Somaliland

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=auZ17sZdWRA&w=560&h=315]

Umada News oo Heshay Documenti Sir Ah oo Lagu Qiyaanayo Ganacsatada iyo Xoogsatada Dekada...

Waxaa dhawr casho hakad mar labaad galay dhaq dhaqaaqa dekada magaalada Boosaaso taas oo ilaa hada aysan muuqan xal rasmi ah oo laga gaaray...

Hadii Aad u guurto Degmada Albinen ee Switzerland waxaad Abaal marin u heleysaa lacag...

Sion:-Waa dhif iyo naadir in la helaa fursadan oo kale balse waxa ay u baahantahay in la helo dadkii ka faa'iideysan lahaa. Hadaba Degmada Albinen...

Kulan Dhaqaalo Loogu Aruurinayay Dhismaha Garoonka cusub Garowe oo ka dhacay Magaalada Freiburg Switzerland!

Munaasabad dhaqaalo loogu aruurinayo Dhismaha Madaarka cusub ee Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa maalintii shalay eheed waxaa lagu qabtay Magaalada Freiburg ee Dalka...

Ra’isul wasaare Kheyre oo Damacsan in xilka uu ka qaado Mid ka mid ah...

Muqdisho:Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonan karo ayaa sheegay  Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu saacadaha soo socda  la filayo in xil...

SAWIRRO:-Xaaf iyo Ku-xigeenkiisa Carabey Oo Heshiis ah Oo Gaaray Dalka Jabuuti!

Waxaana sidoo kale dalka jabuuti gaaray madax ka socota Ahulu-Sunna Waljameeca oo uu ugu horeeyo Sheekh  maxamed shaakir cali iyo ku xigeenkiisa cali baashi...

Block title

XOG:-Doorashada Puntland Oo Dib u dhaceyso kadib Kulankii Isimada Gobolka Sool...

GAROWE:- Doorashada Puntland ee la qorsheynayay in dhacdo horaanta bisha sanadka 2019-ka ayaa la soo warinayaa in ay dib ugu dhici doonto wakhtigii lagu...