Home Wararka Maanta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Gen. Maxamed...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Gen. Maxamed Abshir Muuse

650
0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Marxuum Generaal Maxamed Abshir Muuse (Hamman) oo caawa ku geeriyooday Dalka Mareykanka.

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa bartiisa gaarka ee Facebook-ga waxa uu soo dhigay Tacsida uu u diray Qoyska iyo Umadda Soomaaliya isagoo alle ugu baryay in Maxamed Abshir janadii fardowso eheed uu ka waraabiyo.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here