Home Wararka Maanta Qarax La Sheegaayo In uu Magaalada Boosaso Ka Dhacay.

Qarax La Sheegaayo In uu Magaalada Boosaso Ka Dhacay.

369
0
SHARE

Bosaso:-Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax uu fuliyay nin naftii halige ah oo ka dhacay meel u dhow Saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxan aanu geysan wax khasaare ah, marka laga reebo inuu ku dhintay ninkii fuliyay.

Saraakiil ka tirsan ciidamada booliska Puntland ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dambeeyay nin waday gaari gacan.

Qaraxa kaddib ciidamada ammaanka ayaa riday rasaas laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso

La soco faah faahinta Insha Allah.

Share this:

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here