Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo Gaaray Jowhar!

SAWIRRO:-Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo Gaaray Jowhar!

628
0
SHARE

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shbeelle waxaa Goordhow gaaray Madaxda maamul goboleedyada si ay uga qeyb galaan Munaasabada Caleemo-Saarka Madaxweyne waare.

Madaxweynayaasha koonfur Galbeed, Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada jowhar ku soo dhaweeyay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaana iyana tegay jowhar,kuwaas oo Goobjoog ka noqon doona Munaasabada Calee,o-Saarka

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxana weli jowhar ku sii qul qulaya wufuud kala dwuan, iyada oo Daqiiqadaha nasoo aadan uu gaari doono Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here