Home Arimaha Bulshada Caafimadka:-Yaanyo Miroodka oo La Ogaaday in ay Muhiim u Tahay Jirka Biniaadamka.

Caafimadka:-Yaanyo Miroodka oo La Ogaaday in ay Muhiim u Tahay Jirka Biniaadamka.

238
0
SHARE

Cilmibaaris lagu sameeyay Yaanya miroodka ayaa waxaa la ogaaday in ay leedahay wax tar aad u wanaagsan xagga nafaqada jirta iyo sixada unugyada dhiiga sidoo kale waxaa la ogaaday yaanyada in ay wanaagsan tahay in aad loo cuno xiliyada qabowga waayo waxaa ay leedahay maado jirka diirimaad siisa cimilo kasta oo qobow ahna ay wanaagsan tahay inaad loo isticmaalo.

Dhakhaatiirta ayaa had iyo jeer dad ka ku wacyi galiya inay isticmaalaan Khudradda dabiiciga ah taaso faaiidoyin kala duwan u leh jirka biniaadam ka halka ay ka isticmaali lahaayeen dawo dhireedka qalalan oo mudooyinkan danbe aad loo isticmaalo.

Hadaba Somalida ku nool wadamada Cimiladoodu aad u qabowdahay ayaa waxaa muhiim u ah inay cunaan Yaanya mireedka nool nool taasoo jirkooda siin doonta Jaakad hoosaad ay ka Dugaashadaan dhaxanta  Qatarta ah ee ka dhacda wadamada ay ku nool yihiin sidoo kale waxaa laga helaa Fiitamiino badan oo wax tar u leh Maqaarka dadka.

Wararka Caafimaad ka iyo wacyi galinta Bulshada kala soco Umadanews.com Todobaad walba.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here