Home Wararka Maanta Kismaayo:-Daawo Cod Sir Ah Oo La Sheegay In Laga Duubay Madaxda...

Kismaayo:-Daawo Cod Sir Ah Oo La Sheegay In Laga Duubay Madaxda Dowlad Goboleedyada

351
0
SHARE

Warbaahinta Soomalida ayaa la soo sheegayaa in heshay Cod sir ah oo laga duubay Shirka Madaxda Maamul gobaleedyada uga socda magaalada kismaayo waxaana shirkaasi lagu wadaa galabta ama caawa fiidkii in laga soo saaro War-murtiyeed.

Madaxda ku shiray kismaayo ayaa la ogaaday in ay ku hishiiyeen in ay sameystaan Golle cusub oo lid ku ah awooda dowlada dhaxe, waxaana gollahaasi marba hogaankiisa loo dhiibaya mid kamid ah maamul gobaleedyada. lama oga codkaas sirta ah ee la sheegay in uu yahay mid saxan ilaa iyo hada wax xaqiijinayo lama hayo.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here