Home Wararka Maanta AKHRISO:-WAR-MURTIYEED Ka Soo Baxay Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Ee KISMAAYO!!

AKHRISO:-WAR-MURTIYEED Ka Soo Baxay Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Ee KISMAAYO!!

557
0
SHARE

War-murtiyeed ka kooban ilaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadatashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo kala ah Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug.

War-murtiyeedka yaa waxaa qodobada looga hadlay ka mid ahaa arrimaha Siyaasadda, Amniga, Federaaleynta, Dastuurka, Kaalmada Caalamiga, waxaana talooyin iyo baaq loogu jeediyay dowladda Federaalka ee Soomaliya.

Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay shirka kismaayo Ee dawlad gobaleedyada dalka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here