Garowe:-Beeraha Jiba gale ee Gobolka Nugaal waxaa maanta ka dhacay kulan heer sare ah oo ay soo qaban qaabisay Madashada Badbaadinta Puntland oo dhowaan la dhisay.
Shirkan oo ka dhacay Beeraha Jiba Gale ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Madasha Samatabixinta Puntland,Siyaasiyiinta, Aqoonyahan, Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyaro iyo Haweenka.
Hadaba Ujeedka Shirkaasi loo qabtay ixyo Guud ahaan xaaladda Siyaasadda Puntland waxaan ka wareysanay Caaqil Abshir Cali Halow oo ah Gudoomiyaha Madasha Samatabixinta Puntland
Waxaa Wareystay Cabdiqani Cali Dalmar