Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib shaqadiisa ugu fasaxay Jeneraal C/qaadir Faarax Shire Ereg, taliyaha ciidanka Booliiska Puntland oo horey shaqo joojin loogu sameeyay.
Warqad uu soo saaray Gaas ayuu ku shegay in manta wixii ka dambeyay uu Jeneraal Ereg si toos ah shaqadiisa u wadan doono.