Magaalada Muqdisho waxaa 30 sano kadib ka bilowday tababar loo sameynayo ciidamo difaaci doona badda Soomaaliya
Ciidamadan oo ubadan dhalinyaro ayaa la filayaa iney noqdaan kuwa Marines-ka Soomaaliya oo difaaci doona bada.
Saraakiisha ciidamadan tababareysa ayaa sheegay in Soomaaliya ay hada kusoo laabaneyso wadadii hormarka sidaas darteed ay waajib tahay in la helo ciidamo difaaca bada.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA