Home Wararka Maanta DEG DEG:-Xaalad Deg Deg ah oo Lagu Soo Rogay Deegaanada Gal-mudug! Wararka MaantaXulashada DEG DEG:-Xaalad Deg Deg ah oo Lagu Soo Rogay Deegaanada Gal-mudug! By Editor - October 1, 2017 1007 0 SHARE Facebook Twitter Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay Degaanada Maamulka Galmudug oo Maalmahaan ay ka jirtay Xiisad dagaal. Related Comments comments