Home Wararka Maanta Xubno Ka Tirsan Xildhibaanada Gal-mudug oo soo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Gal-mudug!

Xubno Ka Tirsan Xildhibaanada Gal-mudug oo soo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Gal-mudug!

371
0
SHARE

Xubno ka mida Xildhibaanada Golaha Wakiilada  Galmudug ayaa sheegay in ay Xilkii ka qaadeen Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed,

Xildhibaanada ayaa Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug waxa ay ku eedeeyeen xil gudasho la aan.

sidoo kale waxa ay  Magacaabeen Guddi ay sheegeen inuu yahay Guddiga Doorashada Madaxweynaha.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here