Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Oo Lakulmay Madax Katirsan Dowladda Masar

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Oo Lakulmay Madax Katirsan Dowladda Masar

161
0
SHARE

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasho ku joogga dalka Masar ayaa maanta waxaa lagu waddaa in uu la kulmo Gudoonka Baarlamaanka dalka Masar.

Mas’uuliyiinta uu la kulmi doono Saacaddaha soo socda , waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Masar Cali Abdel Aal.  Sida ay xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka labada Mas’uul waxa ay ka wada hadlin doonaan xiriirka ka dhaxeeya labada Baarlamaan.

Gudoomiye Jawaari ayaa Khamiistii gaaray Magaalada Qaahira, waxaana uu la kulmay Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Cabdi qaasim Salaad Xasan oo mar Madaxweyne kasoo noqday Soomaaliya.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here