Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Sen. Cabdi Qeybdiid oo shaaciyay Cida Fashilisay Waan Waantii ay Wadeen iyo...

MUUQAAL:-Sen. Cabdi Qeybdiid oo shaaciyay Cida Fashilisay Waan Waantii ay Wadeen iyo Digniin Uu diray!

575
0
SHARE

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Aqalka Sare ee dhex dhexaadinta u joogay Magaalada Cadaado ayaa ka hadlay xaalada xiligaan ay Gal-mudug ku sugantahay.

Sen. Qeybdiid oo ku sugan Cadaado ayaa sheegay xaalka Galmudug in uu marayo meel xasaasi ah oo u baahan in wax laga qabto.

Isagoo ka hadlayay fashilka ku yimid waan waantii ay wadeen ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Xareed Cali Xareed oo ah Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Gal-mudug ay aqbaleen dhex dhexaadintii ay wadeen.

Balse waxa uu ku eedeeyay garabka Madaxweyne ku-xigeenka uu hogaamiya uu sabab u ahaa fashilka ka yimid wada xaajoodki socday.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here