Home Wararka Maanta Galmudug Oo joojisay Duulimaadyadii Kaga imaanayay Dhinaca Muqdisho (Akhriso)

Galmudug Oo joojisay Duulimaadyadii Kaga imaanayay Dhinaca Muqdisho (Akhriso)

190
0
SHARE

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Cadaado looga mamnuucay in ay ka degaan Diyaaradaha ka imaanaya Muqidsho, marka laga reebo Diyaaradaha Hay’adaha Samafalka iyo kuwa AMIOSOM.

Madaxweynaha Galmudug ayaa faray dhammaan Hay’adaha ay ku socoto warqadan in ay u hoggaansamaan fulinta amarkan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug, Wasaaradda Amniga Galmudug iyo Shirkadaha Gaarka loo leeyahay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here