Home Wararka Maanta AKHRISO:-Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya Oo Si Wadajir ah U Soo Saaray Warmurtiyeed...

AKHRISO:-Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya Oo Si Wadajir ah U Soo Saaray Warmurtiyeed Ku Saabsan Xaaladda Gal-mudug!

864
0
SHARE

Madaxda Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo saaray War Murtiyeed ay uga hadlayaan Xaalada Siyaasadeed ee xiligan dalka ka jirta , gaar ahaan Xiisada ka ka dhalatay Go’aanka maamul goboleedyada ku taageereen Xulufada Sacuudiga.

Warkan kasoo baxay Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee sii murgeysa ee ka jirta dalka, waxa ayna ka digeen in gaabis ku yimaado iskaashiga iyo wada shaqeynta dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Hoose Ka Akhriso War Murtiyeedka ka soo baxay Maamul Goboleedka Dalka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here