Home Wararka Maanta DAAWO:-Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Bari oo Ka Hor Yimid Heshiiskii Madaxweyne Gaas...

DAAWO:-Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Bari oo Ka Hor Yimid Heshiiskii Madaxweyne Gaas iyo Shirkadda DP World!

386
0
SHARE

Dowlad goboleedka Puntland ayaa bishii April ee sanadkan heshiis horumarineed la saxiixatay shirkada DP World ee dalka Imaaraadka Carabta, kaasoo ay kula wareegayso maamulida dekada Boosaaso ee ah isha dhaqaalaha Puntland.

Mashruucan oo lagu ballaarin doono dekada Bosaaso ayaa waxa ku bixi doona sida la qiimeeyey dhaqaale gaaraya $336 milyan oo dollar.

Si kastaba, odayaal dhaqameedyo ka badan 70 xubnood oo ay ku jiraan siyaasiyiin horey xilal uga soo qabtay gobolka Bari, ayaa waxey maanta shir jaraa’id ku qabteen Boosaaso iyagoo sheegay in heshiiska ay ka soo horjeedaan, danna aysan ugu jirin Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Halkan Ka dhageyso Wareysiga afhayeenka waxgaradkii shirka jar’aa’id qabtay Mahad Khaalid Muuse.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here